WAXAAN GUURSADAY QAYAANOOLE P4
Автор: FAM TV
Загружено: 2026-02-10
Просмотров: 3363
Описание:
Filimkan drama-ga ah wuxuu xambaarsanyahay Qayaano, guur iyo baxar joogta ah. wuxuuna ka sheekaynayaa waxa dhaca marka kalsoonidu jabto, shaki soo galo, dareennaduna soo jeedaan. Waa sheeko ka tarjumaysa nolosha dhabta ah ee lammaanaha iyo faragelinta waalidka, bulshada iyo shaqsiyaadka—masayr, aamusnaan, faragelin qoys, iyo run la qariyey.
👉 Daawo ilaa dhammaadka — leexashada sheekadu way kaa yaabin doontaa.
Like saar, Comment reeb, Subscribe-na samee si aad u hesho filimaan dareen leh maalin kasta.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: