Basasha sida loogu daaweeyo findoobka iyo nabraha jirka waxtarka iyo faa'idada
Автор: Barta Aqoonta
Загружено: 2023-04-22
Просмотров: 869
Описание: Basasha sida loogu daaweeyo findoobka iyo nabraha jirka, basasha caafimaadka wax weyn ayay u tartaa, waxay wadataa vitamiino badan, waxaa ka mid ah waxa ay caafimaadka u tarto findoobka iyo nabraha jirka iyo quruxinta jirka iyo dhaldhalaaka maqaarka jirka, basasha iyo quruxda jirka aad bay isugu xiran yihiin jirka waxay siisaa dhaldhalaal, nabraha iyo findoobka ayay daawo u tahaym basasha guduudan iyo basasha cad waa isku mid marka jirka la marinayo, labada midda aad rabto ayaad adeegsan kartaa, waa daawo.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: