Wuu Dilay Kadibna Wuu Cunay Hilibkeeda | Sheekadii Dhabta Ahayd Ee Issei Sagawa (Paris 1981)
Автор: CABSI IYO CAJIIB
Загружено: 2026-01-31
Просмотров: 375
Описание:
Magaalada Paris, oo loo yaqaan magaalada jacaylka iyo farshaxanka, ayaa sanadkii 1981 noqotay goob uu ka dhacay mid ka mid ah dambiyadii ugu naxdinta badnaa taariikhda casriga ah.
Muuqaalkan waxaad ku daawan doontaa sheekada dhabta ah ee Issei Sagawa, arday Japanese ah oo aaminsanaa in gaabnidiisa ay dhammaan doonto haddii uu cuno hilibka dadka dhaadheer. Fikir waalli ku dhisan ayaa isu beddelay fal argagax leh oo gilgilay dunida oo dhan.
Sidee ayuu uga baxsaday xabsi?
Maxay sharciyadu u fashilmeen?
Sidee ayuu u noqday qof xor ah kadib dambi aan la cafin karin?
🎥 Muuqaalkan waa true crime documentary si qoto dheer u galaya maskaxda dilaaga, khaladaadka sharciga, iyo murugada qoys dhibbane ah.
⚠️ Muuqaalkani waa mid wacyigelin iyo xog-sheegid ah, mana taageerayo rabshad nooc kasta ah.
👉 Haddii aad jeceshahay sheekooyinka dhabta ah ee cabsi leh:
👍 Like saar
💬 Comment kusoo qor fikradaada
🔔 Subscribe dheh channel-ka si aadan u seegin muuqaalada xiga
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: