ycliper

Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
Скачать

CAAFIMAADKA MASKAXDA || MADARI PODCAST ||

Автор: Madari Podcast

Загружено: 2025-09-24

Просмотров: 30827

Описание: Subscribe l SHARE l LIKE l COMMENT l
┇► @Madaripodcast
Ku soo dhowaada Madari Podcast.
Bulshadeenu maanta waxay wajahaysaa caqabado badan oo dhinaca caafimaadka maskaxda ah taasoo ay keenen dagaallo, barakac, faqri, iyo isticmaalka maandooriyaha oo aad inoogu sii badanaya.

Dad badan ayaa weli ka xishooda in ay sheegtaan dhibaato maskaxeed, halka qaar kalena ay u fasiraan inay yihiin “Jin,il iyo durro shaydaan ama sixir. todobaadkan Madari Podcast waxa aan kusoo ban dhigi doonaa xalqadeenan oo socon doonta 1 saac iyo 25 daqiiqo innaga oo is dul taagi doona
• Saamaynta dhibaatooyinka nololeed ay ku yeesheen masxakda qofka somaliga ah.
• Xidhiidhka ka dhexeeya “isha, jinka iyo sixirka” iyo aragtida caafimaadka cilmi-nafsiga.
• Isku darka daawayn diini ah iyo mid cilmi ah (maadi) si qofku uga bogsado si dhammaystiran.
• Caqabadaha dhalinyarada iyo talooyin la siinayo wasaaradaha, xirfadlayaasha caafimaadka iyo bulshada.
• Doorka baraha bulshada iyo podcast-yada ee jebinta sumcad-xumada iyo wacyigelinta caafimaadka maskaxda.

Waa dood xiiso badan oo taabanaysa nolosha dhabta ah ee bulshada Soomaaliyeed, isla markaana isku daraysa dhinaca cilmiga, diinta iyo dhaqanka.

00:00 HORDHACA
02:42 WAA KUMA DR ABDIRASHID GAAXNUUG
05:10 MAXA KEENA IN QOFKA MASKAXDA DHAAWAC KASOO GAADHO
47:43 QAABKA LAYSKU DAAWEEYO

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
CAAFIMAADKA MASKAXDA || MADARI PODCAST ||

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио

Похожие видео

Отунбаева капотко жатып, Илмиянов  мага шоопур болуп.. | Сагынбек Момбеков | Ernis Kyiaz Podcast

Отунбаева капотко жатып, Илмиянов мага шоопур болуп.. | Сагынбек Момбеков | Ernis Kyiaz Podcast

SIDEED NOLOSHA UGU GUULAYSAN KARTAA || MADARI PODCAST

SIDEED NOLOSHA UGU GUULAYSAN KARTAA || MADARI PODCAST

Guurka iyo Furiinka Qurbaha. Mohamed Wardhere

Guurka iyo Furiinka Qurbaha. Mohamed Wardhere

Sideen shaqo ku heli karaa || Dr. Abdiaziiz jawaari || #2GAMBARPODCAST || #podcast somali

Sideen shaqo ku heli karaa || Dr. Abdiaziiz jawaari || #2GAMBARPODCAST || #podcast somali

Waad Summeysantahay, Ismana Ogid - This is why you can not progress daily  #abdiwahabelmi #somvato

Waad Summeysantahay, Ismana Ogid - This is why you can not progress daily #abdiwahabelmi #somvato

SIDEE BUSINESS GUULAYSTA LOO DHISAA ? Mohamud Subagle

SIDEE BUSINESS GUULAYSTA LOO DHISAA ? Mohamud Subagle

SIRTA JOOGTAYNTA | ADNAN & SIRKA PODCAST | S2E5

SIRTA JOOGTAYNTA | ADNAN & SIRKA PODCAST | S2E5

Sheekada Tarxiilka Mareykanka ee Garyaqaan!

Sheekada Tarxiilka Mareykanka ee Garyaqaan!

WAAD KA BIXI KARTAA FAQRIGA || MADARI PODCAST ||

WAAD KA BIXI KARTAA FAQRIGA || MADARI PODCAST ||

NOLOSHA IYO WAAYO ARAGNIMO PROF. DALXA | GORAY PODCAST

NOLOSHA IYO WAAYO ARAGNIMO PROF. DALXA | GORAY PODCAST

CABASHOOYINKA DHALINYARADA MAANTA || MADARI PODCAST

CABASHOOYINKA DHALINYARADA MAANTA || MADARI PODCAST

Ep. 14 | Nolosha Soomaalida Khaleejka  | Maxamuud Cabdirisaaq

Ep. 14 | Nolosha Soomaalida Khaleejka | Maxamuud Cabdirisaaq

Nolosha Guurka iyo Dhacdooyinka soo maray Ali Gashaan | Moon Podcast🎥

Nolosha Guurka iyo Dhacdooyinka soo maray Ali Gashaan | Moon Podcast🎥

Qawaaniinta iyo xeerarka guusha sheekh Abdirahman bashir

Qawaaniinta iyo xeerarka guusha sheekh Abdirahman bashir

EXCLUSIVE | Nolol Qiime Leh Ma Doonaysaa? Baro Sirta Mas’uuliyad Qaadashada!

EXCLUSIVE | Nolol Qiime Leh Ma Doonaysaa? Baro Sirta Mas’uuliyad Qaadashada!

XILIGEE UGU FIICAN EEN CABAA QAXWADA | ADNAN & SIRKA PODCAST | S2E8

XILIGEE UGU FIICAN EEN CABAA QAXWADA | ADNAN & SIRKA PODCAST | S2E8

ALmusaamax Kariim Waxay Tagtay Guriga Saaxiibteed Lakiin Waxay ku Aragtay Ninkeeda!

ALmusaamax Kariim Waxay Tagtay Guriga Saaxiibteed Lakiin Waxay ku Aragtay Ninkeeda!

Sidee ayey cuntada caafimaadka leh  u badashay nolosha Nutritionist Deeq Darajo?

Sidee ayey cuntada caafimaadka leh u badashay nolosha Nutritionist Deeq Darajo?

How to Love Yourself | Sida Aad Naftaada U Jeclaan Karto oo Aadan Iska Luminin

How to Love Yourself | Sida Aad Naftaada U Jeclaan Karto oo Aadan Iska Luminin

Shaatiga aan wato ayaa Sababay in Albaabka la iga celiyo anigoo Wasiir ah | Sheekada Wasiir Baafo|

Shaatiga aan wato ayaa Sababay in Albaabka la iga celiyo anigoo Wasiir ah | Sheekada Wasiir Baafo|

© 2025 ycliper. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]