Bashiirow Masiix
Автор: Nolosha Cusub
Загружено: 2016-12-20
Просмотров: 3269
Описание:
BASHIIROW MASIIXII
Waa mid ka mid ah qasiidooyinkiisa oo Cabdulqaadir Mursal curiyey.
https://noloshacusub.com/qoraallo/taa...
Bashiirow Masiixii
kii loo bogaan,
barakaysanaynaa Boqorkeenna weyn.
1. Marka buunku yeero
laysu soo baxayo, barakaysanaynaa
Boqorkeenna weyn.
2. Bannaankii qiyaamaha
marka beeshu joogtaan, barakaysanaynaa
Boqorkeenna weyn.
3. Marka baaddil suulee
bidci baadiyowbaan, barakaysanaynaa
Boqorkeenna weyn.
4. Baraarkii Ilaahee darteen
loo bireeyey, barakaysanaynaa
Boqorkeenna weyn.
5. Badbaashaha adduunkee
dembi naga badbaadshaan, barakaysanaynaa
Boqorkeenna weyn.
Qasiidadan waxaa allifay marxumka Cabdulqaadir Mursal
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: