5 Cashar oo aan ka bartay buuga START WITH WHY | Book Review
Автор: Sagal Ali
Загружено: 2025-06-12
Просмотров: 9150
Описание:
Buuggan Start With Why ee uu qoray Simon Sinek wuxuu bedelay habka aan u arko hoggaaminta, nolosha iyo ujeeddada.
Muuqaalkan waxaan idinla wadaagayaa 5 cashar oo muhiim ah oo aan ka bartay buuggan – casharro aan aaminsanahay inay kuu ifin doonaan wadada aad ku noqon lahayd qof u noola sababi cad, si maskax leh oo niyad leh.
Haddii aad tahay qof doonaya inuu horumar ka sameeyo noloshiisa, xiriiradiisa, shaqadiisa ama wax kasta oo uu sameeyo – muuqaalkan adigaa iska leh.
Waxyaabaha aad baran doonto:
✅ Sababta muhiimka u tahay WHY-ga
✅ Sida loo fahmo Golden Circle
✅ Doorka ay HOW & WHAT ku leeyihiin marka WHY la ogaado
✅ Halista luminta WHY-da
✅ Tartan cusub: Naftaada la tartan
Buugga: Start With Why – Simon Sinek
Iga soo raac baraheyga bulshadda :
TikTok
https://www.tiktok.com/@sagalicios?_t...
Instagram
https://www.instagram.com/sagalicios?...
Facebook
https://www.facebook.com/share/14xe6t...
Blog
https://sagalicios.com/
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: