ycliper

Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
Скачать

Xanuunka Gaaska si dabiici ah u daaweey adigoo isticmaalaaya Miraha Shamarka (Fennel Seeds)

Автор: DR-TIMAJILAC

Загружено: 2026-02-20

Просмотров: 4099

Описание: Xanuunka Gaaska si dabiici ah u daaweey adigoo isticmaalaaya Miraha Shamarka (Fennel Seeds)
Gaaska caloosha waa dhibaato dad badan ku dhacda waxaana sababi kara cunnooyinka culus, dheefshiidka oo gaabis noqda, ama hawada oo caloosha gasha.
Muuqaalkan waxaad ku baran doontaa sida si fudud oo dabiici ah loogu yareeyo gaaska adigoo isticmaalaya miraha shamarka (Fennel seeds).
Miraha shamarka waxay leeyihiin faa’iidooyin caafimaad oo badan:
• Waxay dejisaa murqaha caloosha
• Waxay yaraysaa bararka iyo buurnida caloosha
• Waxay ka hortagtaa gaaska iyo calool-xanuunka
• Waxay kicisaa dheefshiidka
• Waxay yareysaa reflux iyo calool gubashada
Sida loo isticmaalo:
Qaado 1 qaado yar oo miraha shamarka ah
Ku rid koob biyo kulul ah
Dabool 10 daqiiqo
Cab kadib cuntada ama hurdada ka hor
Daawo dabiici ah, fudud, islamarkaana badbaado leh haddii si sax ah loo isticmaalo.
La wadaag qof kasta oo dhibaatadan qabta si uu uga faa’iidaysto.
HASHTAGS
Writing
#Gaas
#XanuunkaGaas
#DaawadaGaas
#CalaamadahaGaas
#BaaritaankaGaas
#GaasCalool
#GaasCaloolXanuun
#CaloolBarar
#CaloolXanuun
#DheefshiidXumo
#GaasDheefshiid
#CaloolFadhi
#CaloolFiiq
#CaloolAdkaan
#CaloolGubasho
#Reflux
#Acidity
#Indigestion
#GasRelief
#GasProblem
#StomachGas
#DigestiveHealth
#HealthyStomach
#SomaliHealth
#Caafimaad
#HealthSomali
#DaryeelCaafimaad
#TaladaDhakhtarka
#CuduradaCaloosha
#GaasDabiiciAh
#DaawoDabiiciAh
#NaturalRemedy
#HerbalMedicine
#FennelSeeds
#MirahaShamarka
#CunnoCaafimaad
#HealthyFood
#NutritionSomali
#CalooshaCaafimaad
#GaasIyoCalool
#GaasXanuun
#GaasDaran
#GaasBadnaan
#CaloolBuurnaan
#CaloolHawo
#CalooshaHawo
#DheefshiidWanaag
#Mindhicir
#Mindhicirka
#MindhicirXanuun
#IBS
#IrritableBowel
#FunctionalDyspepsia
#GaasIyoStress
#StressGaas
#GaasIyoWalwal
#CalooshaIyoMaskaxda
#GutHealth
#HealthyGut
#GastroHealth
#InternalMedicine
#GeneralMedicine
#HealthEducation
#MedicalSomali
#DoctorAdvice
#DhakhtarSomali
#HealthAwareness
#SomaliDoctor
#CaafimaadBulsho
#PreventiveMedicine
#LifestyleMedicine
#HealthyLiving
#GaasKaHortag
#KaHortagGaas
#DaryeelJirka
#CunnooyinkaSababaGaas
#FoodsCausingGas
#GasAfterEating
#GasTreatment
#GasSymptoms
#GasDiagnosis
#GasMedicine
#GasPain
#ShoulderPainGas
#GarbaXanuun
#GarbaXanuunGaas
#LaabXanuunGaas
#BackPainGas
#XanuunDhabar
#LaabGubasho
#NeefQabadGaas
#Bloating
#Flatulence
#Burping
#StomachBloating
#AbdominalPain
#SomaliWellness
#HealthTips

#Gaaska
#CaloolXanuun
#FennelSeeds
#MirahaShamarka
#DaawoDabiiciAh
#HealthySomali
#Dheefshiid
#GasRelief
#HealthTipsSomali
#Caafimaad
#CaloolBarar
#NaturalRemedy
#SomaliDoctor
#HealthEducation
#Caloosha
#DheefshiidWanaag
#OrganicMedicine
#NaturalHealing
#HealthyLife
#DaawoGuri
#CalooshaCaafimaad
#DigestionHealth
#SomaliHealth
#FoodMedicine
#HerbalTreatment
#GasProblem
#StomachHealth
#WellnessSomali
#NutritionSomali
#HealthAwarenessc

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
Xanuunka Gaaska si dabiici ah u daaweey adigoo isticmaalaaya Miraha Shamarka (Fennel Seeds)

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио

Похожие видео

Gaas Calooleedka sida ugu fudud ee loo dabar jaro ama loo daaweeyo ✅ #Gaaska

Gaas Calooleedka sida ugu fudud ee loo dabar jaro ama loo daaweeyo ✅ #Gaaska

БЕЗ ПРОБЛЕМ👉 Как обойти ВСЕ блокировки на ПК, Айфон, Андроид! Как Ускорить Воцап, Ютуб, Телеграм

БЕЗ ПРОБЛЕМ👉 Как обойти ВСЕ блокировки на ПК, Айфон, Андроид! Как Ускорить Воцап, Ютуб, Телеграм

Sheekada QODAX & Dhega-yare | Xasuus qorka Yaxye S-waar | Qeybtii 3aad

Sheekada QODAX & Dhega-yare | Xasuus qorka Yaxye S-waar | Qeybtii 3aad

Мне 92. Я пережил всех. Вот что я понял

Мне 92. Я пережил всех. Вот что я понял

20 наречий времени в предложениях, ظُرُوفُ الزَّمَان

20 наречий времени в предложениях, ظُرُوفُ الزَّمَان

IRAN oo Dhulka Hoos Hub badan GELISAY | ISR oo Heegan gashay & Maraakiib Bariga Dhexe soo gaaray |

IRAN oo Dhulka Hoos Hub badan GELISAY | ISR oo Heegan gashay & Maraakiib Bariga Dhexe soo gaaray |

"Intaan naag tuugi lahaa in aan shaqeyso ayaan jeclaystay aniga oo iska joog hooyo la i leeyahay

Ma Qabtid Gaas 🦂🦐 ee waa cudur kale oo ku dhaca dheefshiidka oo sababa calaamadaha Gaaska oo kale

Ma Qabtid Gaas 🦂🦐 ee waa cudur kale oo ku dhaca dheefshiidka oo sababa calaamadaha Gaaska oo kale

4 Дешёвых Фрукта, Которые Продлевают Жизнь После 60 (Врачи О Них Молчат)

4 Дешёвых Фрукта, Которые Продлевают Жизнь После 60 (Врачи О Них Молчат)

Qofna la hayste ha u noqon

Qofna la hayste ha u noqon

Muxu Turkigu Uga Gubtay Walaaca Soomaalida ee Khayraadka Dalkoodda

Muxu Turkigu Uga Gubtay Walaaca Soomaalida ee Khayraadka Dalkoodda

Чем ОПАСЕН МАХ? Разбор приложения специалистом по кибер безопасности

Чем ОПАСЕН МАХ? Разбор приложения специалистом по кибер безопасности

Лейкоциты – как работает иммунитет у человека

Лейкоциты – как работает иммунитет у человека

Ukraina zrobiła coś NIEWIARYGODNEGO w Pokrowsku… Rosja nie ma szans!

Ukraina zrobiła coś NIEWIARYGODNEGO w Pokrowsku… Rosja nie ma szans!

Диарея

Диарея

Саволу ҷавоб оиди Рамазон

Саволу ҷавоб оиди Рамазон

Очень интересная ситуация! Математический пример Глазами ИИ и Человека! Обязательно досмотрите!

Очень интересная ситуация! Математический пример Глазами ИИ и Человека! Обязательно досмотрите!

TAXANAHA MAHURAAN BEST MOMENTS | UBAX AKA TALIYE AMAL CLASSIC SCENES PART 1

TAXANAHA MAHURAAN BEST MOMENTS | UBAX AKA TALIYE AMAL CLASSIC SCENES PART 1

Masz to w kuchni?! To po cichu niszczy Twoje nerki!

Masz to w kuchni?! To po cichu niszczy Twoje nerki!

Размотали гроб- задачу за 40 секунд Теорема Птолемея

Размотали гроб- задачу за 40 секунд Теорема Птолемея

© 2025 ycliper. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]