"Mucaarad iyo Muxaafad waxba nagama galin Anaga Shidaalka ayaan ka hadleyna " Bajaajleeda Xamar
Автор: Universal TV
Загружено: 2026-03-15
Просмотров: 2375
Описание:
"Mucaarad iyo Muxaafad waxba nagama galin Anaga Shidaalka ayaan ka hadleyna Dowladdu yeysan noo gacmo qaban ganacsatada".
Bajaajleyda Muqdisho oo dowladda ugu baaqay inay Ganacsatada ku qasabto hoos u dhigidda qiimaha Shidaalka.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: