WADADA GUUSHA #4: Sidee Guusha Loo Ilaaliyaa? Sirta Nolosha Isku Dheeli Tiran & Dhaxalka
Автор: Yuusuf Siigaale
Загружено: 2025-11-07
Просмотров: 77
Описание: uusha waa Bilow Cusub! Qaybtii ugu dambeysay ee taxanaheena 'Wadada Guusha', waxaan kaga hadleynaa sida loo joogteeyo guusha, loo ilaaliyo nolosha isku-dheeli tiran (Shaqo & Qoys), iyo sida loo abuuro Dhaxal waara oo faa'iido u leh dadka kale. 🌟 Ha istaagin Horumarka! Qodobada Muhiimka ah: 1. Muhiimadda Horumarinta Nafta oo Joogto ah. 2. Sidee loo dheelli-tiraa Caafimaadka, Shaqada, iyo Qoyska? 3. Maxay tahay ujeeddada dhabta ah ee guusha? Daawasho Wanaagsan Dhammaan Taxanaha:
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: