ycliper

Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
Скачать

Maxaa ku Garan Kartaa BURADA Kasobaxda Makaankaa|BURADA MAKAANKA|Dr.Sadam

Автор: Dr Sadam Hussein

Загружено: 2022-02-19

Просмотров: 25818

Описание: Hordhac:
Buradan waxay ka soo baxdaa hab dhiska dhalmada ee dumarka loo yaqaano makaanka , waa buro Aan kansar ahayn oo kasoo baxda lakabyada muruqa mankaanka kaas oo looyaqano afka qalaad FIBRIOD ,MYOMA ama LEIOMYOMA.


Maxa keena burada makaanka

Inkastoo an la ogayn waxa saxda ee keena ,hadana waxa loo malaynayaa in ay kasoo baxado muruqa minka dhexdisa kuwaasoo si degdeg ah u tarma, waxana qayb wayn ka qaata dheecanka loo yaqaano estrogen .

Calaamadaha lagu garto burada makaanka:

•caadada oo aad u badata am ka badan intii caadiga ahayd (dhiigbax)
•mudada dhiiga caadada soconaya oo ka badan 7cisho.
•qofka oo culays iyo xanuun ka dareema gumarka ama isku wareega inta ay dumarku u yaqnan macdanta.
•dhabar xanuun iyo lugo xanuun.
•kaadida oo qofka dhib kala kulma.
•xanuun xiliga galmada .

daawaynta burada makaanka :

waxa muhiim ah in hooyada ka cabanaysa calamadahan in ay u baahantahay :
1.in dhiig baxa laga ilaaliyo .
2.in xanuun biin la siiyo madaama ay dareemayso xanuun .
3.in si dhakhso ah ula xidhiidho dhakhtarka qaabilsan cudurada dumarka.
4.burada inta badan waxa lagu daawayn kara qaliin oo ah in la soo jaro burada kolba culayska ay leedahay .
5.hadii buradani aanay gaadhin xadkii qaliinka loogu samayn lahaa ama ay yartay waxa lagu daawayn karaa daawooyin ay tahay in uu dhakhtarku uu qoro.


  / dr.sadamhussein  
  / dr._sadam_hussein  

#signs #jiro #buro #cadada #diiga #symptoms #uurka #cudurada

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
Maxaa ku Garan Kartaa BURADA Kasobaxda Makaankaa|BURADA MAKAANKA|Dr.Sadam

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио

Похожие видео

Dr  Ali Mao - Hoormoon Ka Dumarka

Dr Ali Mao - Hoormoon Ka Dumarka

Открытие Варбурга: 4 переключателя, которые мешают раку расти | Здоровье с Доктором

Открытие Варбурга: 4 переключателя, которые мешают раку расти | Здоровье с Доктором

MAXAA KU GARAN KARTAA BURADA ama FIIXDA MINKA. Drfaaris

MAXAA KU GARAN KARTAA BURADA ama FIIXDA MINKA. Drfaaris

Dr sidiiq maxamuud x. danaakil oo ka hadlaya  Fiixaha/burooyinka makaanka hooyada ku dhaca

Dr sidiiq maxamuud x. danaakil oo ka hadlaya Fiixaha/burooyinka makaanka hooyada ku dhaca

Dr Ali Mao - Burooyinka Gala Makaanka

Dr Ali Mao - Burooyinka Gala Makaanka

Buro biyoodka maxaa kuugu keeni kara ?Burada makaanka

Buro biyoodka maxaa kuugu keeni kara ?Burada makaanka

Никогда не ешьте грецкие орехи ТАК: Врач объяснил роковую ошибку после 50 лет

Никогда не ешьте грецкие орехи ТАК: Врач объяснил роковую ошибку после 50 лет

inuu kusoo dhaco minka adiga ayaa u sabab ah......

inuu kusoo dhaco minka adiga ayaa u sabab ah......

УЧЕНЫЕ в ШОКЕ! Эта ТОЧКА избавляет от ДЕМЕНЦИИ

УЧЕНЫЕ в ШОКЕ! Эта ТОЧКА избавляет от ДЕМЕНЦИИ

Barn Caafimaadka Dr. Cali Macow Aweys, xanuunada ku dhaca laf dhabarka

Barn Caafimaadka Dr. Cali Macow Aweys, xanuunada ku dhaca laf dhabarka

Депрессия, агрессия, психоз. Виноват не мозг

Депрессия, агрессия, психоз. Виноват не мозг

АВИЦЕННА ЗНАЛ: ПОЖИЛЫЕ, НЕ МОЙТЕСЬ ТАК! ЭТО КРАДЕТ ГОДЫ ЖИЗНИ!

АВИЦЕННА ЗНАЛ: ПОЖИЛЫЕ, НЕ МОЙТЕСЬ ТАК! ЭТО КРАДЕТ ГОДЫ ЖИЗНИ!

5 операций, которые я, как врач, НИКОГДА бы не сделал! / Вы ПОЖАЛЕЕТЕ об ЭТИХ операциях!

5 операций, которые я, как врач, НИКОГДА бы не сделал! / Вы ПОЖАЛЕЕТЕ об ЭТИХ операциях!

Избавься от ЗАПОРА — ЛЕГКО! / Как БЫСТРО улучшить работу КИШЕЧНИКА?

Избавься от ЗАПОРА — ЛЕГКО! / Как БЫСТРО улучшить работу КИШЕЧНИКА?

NUUCYADA BURO - BIYOODKA & CALAAMADAHA LAGU GARTO?!

NUUCYADA BURO - BIYOODKA & CALAAMADAHA LAGU GARTO?!

Maxaa sababa dilanka so noq noqda : Symptoms of recurrent abortion

Maxaa sababa dilanka so noq noqda : Symptoms of recurrent abortion

Образовательный контент: от оплодотворения до родов | 3D-медицинская анимация | от Dandelion Team

Образовательный контент: от оплодотворения до родов | 3D-медицинская анимация | от Dandelion Team

Burooyinka Minka kasoo baxa iyo cilada ukxanta dumarka- Caafimaad News

Burooyinka Minka kasoo baxa iyo cilada ukxanta dumarka- Caafimaad News

Ешьте эту кашу каждый день — через 7 дней печень оживёт! Проверено на пациентах 50+

Ешьте эту кашу каждый день — через 7 дней печень оживёт! Проверено на пациентах 50+

10 самых полезных продуктов: выберите хотя бы 5🙌

10 самых полезных продуктов: выберите хотя бы 5🙌

© 2025 ycliper. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]