tartan aqooneedkii dhexmaray fasalada 7aad iyo 8aad(a)
Автор: Umulqura Boarding School
Загружено: 2022-03-28
Просмотров: 1435
Описание:
barnaamijkii tartan aqooneedka ee kasocday Umulqura boarding school ayaa saakay waxaa tartan adag oo xamaaasad badan dhexmaray fasalada 𝟕𝐚𝐚𝐝 iyo 𝟖𝐚𝐚𝐝(𝐚),waxaana guushu ku raacday fasalka 𝟖𝐚𝐚𝐝(𝐚) oo helay 14
dhibcood halka fasalka dhigooda ee 𝟕𝐚𝐚𝐝 ay heleen 12 dhibcood.
Ujeedada loo qabanayo tartamada ayaa ah is dhexgalka ardayda iyo sare uqaadida aqoonta iyo tahada ardayda.
tartankaan ayaa qeyb ka ah tartan aqooneedkii soo bilaawday bishii hore ee february
waxaan urajeeyneen dhammaan tartamayaasha guul iyo horumar wanaagsan dhammaan.
hambalyo fasalka 𝟖𝐚𝐚𝐝(𝐚).
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: