Shiinaha oo dil ku xukumay Wasiir ay laaluush ku qabteen
Автор: BBC News Somali
Загружено: 2025-09-29
Просмотров: 7765
Описание:
Wasiirkii hore ee Beeraha Shiinaha ayaa lagu xukumay dil, kaddib markii uu qirtay inuu qaatay in ka badan $38 milyan oo laaluush ah oo uu qaadanayay muddo ku dhow labaatan sano.
Tang Renjian, oo 64 jir ah, ayaa Axadii maxkamadda dhexe ee madaniga ah ee Changchun, gobolka Jilin, ku xukuntay dilka. Maxkamaddu waxay sheegtay in "laaluushka aadka u ballaaran" ee uu helay uu sababay "khasaare aad u weyn oo gaaray danaha dawladda iyo shacabka", taas oo mudan ciqaabta ugu sarreysa in lagu dhufto.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: