ycliper

Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
Скачать

HEESO CUSUB 2023 DHIRTA XIDIDKA HOOSAA DHULKA LOOGU BEERE AAMINA FAARAX

Автор: 3M MEDIA PRODUCTIONS

Загружено: 2022-12-29

Просмотров: 28764

Описание: KII DHABA JACAYLKUNA HALKII KAMA DHAQAAQOO DHIDIBAA U AASANE.

Unauthorized use, copying, or distribution are all absolutely forbidden.
Copyright © 3M MEDIA PRODUCTIONS,

Dhirta xididka hoosaa
Dhull ka loogu beerree
Way dhici lahaayeen
dhismahoodaa weeyee

Kii dhaba jacaylkuna
halkii kama dhaqaaqoo
Dhidib baa u aasane

Sida dhiraha weeyaan
isu dheeli taranoo
Midba dhan uu lahaystaa
dhinaca sasaareen

Kii dhaba jacayl kuna
Waa dhaqan wadaagiyo
Isu dhalasho daacada

Waa sida dhilowyahan
intuu laan isaga degay
Dhexda loogu marayoo
dhaqsa uga baxaayee

Kii dhaba jacayl kuna
Waa dhaqan wadaagiyo
Isu dhalasho daacada

Waa sida dhilowyahan
Intuu Laan isaga degay
Dhexda loogu marayoo
Dhakhsa uga baxaayee

Kii dhiba jacayl kuna
Lama kala dhantaaloo
Lafahuu dhameeyaa

Sida dhumucda weeyaan
Dheehaa Caleentuyee
Ubax wada dhalaaliyoo
Dhinbiishaa Hadhaysee

Kolhaduu dhanqalan yahay
Kala dhuuman maynee
Waagaa dharaar noqon

Kii dhaba jacayl kuna
Waa dhaqan wadaagiyo
Isu dhalasho daacada
Hakii kama dhaqaaqoo
Dhidibaa u Aasane

Copyright © 3M MEDIA PRODUCTIONS,

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
HEESO CUSUB 2023 DHIRTA XIDIDKA HOOSAA DHULKA LOOGU BEERE AAMINA FAARAX

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио

Похожие видео

Safiyo Tusmo Heestii Dhirta Xididka Hoose, Xasuustii Xaliimo Khaliif Magool

Safiyo Tusmo Heestii Dhirta Xididka Hoose, Xasuustii Xaliimo Khaliif Magool

Джем – HEESO CUSUB 2023 DHIRTA XIDIDKA HOOSAA DHULKA LOOGU BEERE AAMINA FAARAX

Джем – HEESO CUSUB 2023 DHIRTA XIDIDKA HOOSAA DHULKA LOOGU BEERE AAMINA FAARAX

Saado Cali iyo muuse ismaaciil qalinle Heestii _ Hadaad dhaayo leedahay_ Hees Qaraami Xul ah Lyrics

Saado Cali iyo muuse ismaaciil qalinle Heestii _ Hadaad dhaayo leedahay_ Hees Qaraami Xul ah Lyrics

IFRAAX TOLMOON HEESTA JID ADAG SHOWGA SANADKA CUSUB EE XIDIGAHA GEESKA 2019

IFRAAX TOLMOON HEESTA JID ADAG SHOWGA SANADKA CUSUB EE XIDIGAHA GEESKA 2019

Barnaamijka Heello | Dhirta Xididka Hoose | Xaliimo Sacdiyo | Astaan HD 2020

Barnaamijka Heello | Dhirta Xididka Hoose | Xaliimo Sacdiyo | Astaan HD 2020

Ayaan Action Heesta Dhirta Xididka Hoose Waa Xafladdii Xuska Abwaanada Reer Sh. MUUSE Direed

Ayaan Action Heesta Dhirta Xididka Hoose Waa Xafladdii Xuska Abwaanada Reer Sh. MUUSE Direed

Aamina Farax - Muxibo 2023 QAACI CUSUB

Aamina Farax - Muxibo 2023 QAACI CUSUB

Djibouti: Laba yar oo wacdaro ka dhigay maalintii dhalinyarada  01/11/207

Djibouti: Laba yar oo wacdaro ka dhigay maalintii dhalinyarada 01/11/207

IDIL AYRUUSH IYO ABDI WALI XASAN DHUUX dhaanto cusub 2025

IDIL AYRUUSH IYO ABDI WALI XASAN DHUUX dhaanto cusub 2025

Magool - Dhirta xididka hoosaa dhulka loogu beeree

Magool - Dhirta xididka hoosaa dhulka loogu beeree

AMINA FAARAX HEESTII ANA MA IGU FAANTAA :SHOWGII LONDON 2024

AMINA FAARAX HEESTII ANA MA IGU FAANTAA :SHOWGII LONDON 2024

Siciid Qalinle   Heesta Siraad   Xusuustii Xasan Adan Barnaamijka Hobolka Manta BulshoTv 4K

Siciid Qalinle Heesta Siraad Xusuustii Xasan Adan Barnaamijka Hobolka Manta BulshoTv 4K

Amina farah iyo Ayoub | Hestii Ragu waa ka siman yahay ineey dumar sir iyo caad

Amina farah iyo Ayoub | Hestii Ragu waa ka siman yahay ineey dumar sir iyo caad

Cirkoo sagalka jiilaal (suleekha) - Cabdicasiis Jarmal - Qaaci @AFYALSTUDIO

Cirkoo sagalka jiilaal (suleekha) - Cabdicasiis Jarmal - Qaaci @AFYALSTUDIO

KABAN BY MURJIN HEESTA WARIS XASUUSTII AXMED MOOGE 2022

KABAN BY MURJIN HEESTA WARIS XASUUSTII AXMED MOOGE 2022

HUSEEN ALI MIIRALE HEESTII NAGAADI 2023

HUSEEN ALI MIIRALE HEESTII NAGAADI 2023

Farxiya Rasta | Dhirta xididka hoose.

Farxiya Rasta | Dhirta xididka hoose.

AMINA FAARAX HEESTII SANKAAN KUULA RAACAA :SHOWGII LONDON 2023

AMINA FAARAX HEESTII SANKAAN KUULA RAACAA :SHOWGII LONDON 2023

XASAN AADAN  HEESTA  IGU DHEERIDAA  2020  OFFICIAL LYRICS BY (SOMALI 4K TUBE)

XASAN AADAN HEESTA IGU DHEERIDAA 2020 OFFICIAL LYRICS BY (SOMALI 4K TUBE)

*Amina Farax | Heestii Carwo | Qaraami

*Amina Farax | Heestii Carwo | Qaraami

© 2025 ycliper. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]