Qisadii Maalqabeenka || Shiekh Xuseen Cali Jabuuti ||
Автор: ILEYSKA DIINTA
Загружено: 2026-02-14
Просмотров: 7443
Описание:
Qisadan cajiibka ah waxay ka hadlaysaa nin maalqabeen ah oo adoon soo iibsaday… balse waxa dhacay kadib ayaa noqday wax aan la filayn! 😮
Muxuu sameeyay?
Maxay ahayd sababta uu u iibsaday?
Sidee ayay qisadu ku dhammaatay?
Daawo muuqaalka si aad u ogaato casharka ku jira qisadan taabanaysa qalbiga.
🔔 Subscribe saar kanaalka
👍 Like saar haddii aad ka heshay
💬 Fikirkaaga noogu reeb comment-yada
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: