“Markii Uurku Soo Baxay Ayuu I Inkiray” | qiso xanuun badan
Автор: Nuuradiin Sheeko
Загружено: 2026-02-22
Просмотров: 3228
Описание:
Sheekadan waa qiso dhab ah oo murugo iyo digniin wada ah, kuna socota gabdhaha qalbiga daacadda ah.
Waxay ka warramaysaa gabar aamintay jacayl, ku kalsoonaatay nin ay u maleysay inuu daacad yahay, una oggolaatay qalbigeeda iyo nolosheeda…
laakiin markii uurku soo baxay ayay ogaatay run xanuun badan.
Sheekadani waa cashar nololeed, kana digeysa:
Jacayl qarsoodi ah
Kalsooni degdeg ah
Rag ballan jebiya
Meher aan waalid lagu ogeyn
🎧 Dhageyso ilaa dhammaadka si aad u fahanto fariinta qotada dheer ee ku jirta.
📌 Haddii aad jeceshahay sheekooyin dhab ah, murugo leh, jacayl & digniin isugu jira
➡️ Subscribe saar kanaalka Nuuradiin Sheeko
➡️ Like saar muuqaalka
➡️ Faallo ku reeb aragtidaada: Guurkeeda ma aqbali lahayd mise maya?
#SomaliStory
#SheekoMurugoLeh
#QisoDhabAh
#JacaylBeenAh
#GuurQarsoodiAh
#KhiyaanoJacayl
#DigniinGabdhaha
#SomaliYouTube
#NuuradiinSheeko
#SheekoJacayl
#SomaliDrama
#SomaliQiso
#QisoMurugo
#Haweenka
#NoloshaDhabta
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: