🚀 Affinity Software Tutorial | Design Like a Pro 🎯
Автор: MR HAYBE ACADEMY
Загружено: 2025-12-22
Просмотров: 48
Описание:
🚀 Course Cusub oo Xamaasad Leh!
🎨 BARO QAABKA LOO SAMEEYO GRAPHIC DESIGN CASRI AH
🖥️ Software: Affinity Designer & Affinity Photo
📆 Waqti: Goorta adiga kuu sahlan (Self-paced)
🎓 Faa’iido: Bar xirfad Graphic Design ah oo suuqa shaqada si weyn loogu baahan yahay
✅ Haddii aad tahay bilow ama designer doonaya inuu xirfaddiisa kor u qaado, course-kan waa adiga!
📲 Waxaad ku baran kartaa kombiyuutar ama taleefan, si fudud oo talaabo-talaabo ah.
🔥 Waxaad baran doontaa:
Social Media Poster Design
Logo Design
Thumbnail Design
Color & Layout Professional ah
Tools-ka muhiimka ah ee Affinity
👉 Ha iloobin inaad Subscribe, Like & Share si aad u hesho casharro kale oo qiimo leh.
📂 Haddii aad rabto files-ka casharka, hoos comment ku reeb 👇
📌 Isdiiwaan geli hadda – ha seegin fursaddan!
🎯 Team Registration Link:
⚡ https://wa.link/adfs68
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: