ycliper

Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
Скачать

Wadahadal Qaran & Dowlad-dhiska Soomaaliya | Dr. Afyare Cabdi Cilmi | Xalqadda 6-aad

Автор: Heritage Institute for Policy Studies

Загружено: 2026-08-23

Просмотров: 5117

Описание: Xalqadadii 6-aad ee Dowlad-dhis Podcast waxaa Marti ku ah Dr. Afyare Cabdi Cilmi oo ah Barre Sarre oo ka tirsan Jaamacadda City university of Mogadishu ahna la taliye Sarre Machadka Heritage, Xalqadaan waxaa diirada lagu saarayaa Wadahadal Qaran & Xiriirka la leeyahay Dowlad-dhiska, ugu horeyn wuxuu sharaxaad ka bixinayaa mowduuca asagoo Ditoorka ku lifaaqayo Daraasad uu dhawaan Machadka & FBA wada sameeyeen. Waxaa lagu iftiimiyey noocyada wadahadalada ayadoo lagu tusaale bixinaayo sida Dowlad-dhiska Somaaliya u qabeeyeen si gaar ah Shirweynihii Nabadeynta ee Carta. Sidoo kale Xalqadaan waxaa tooshka lagu ifiyey marxaladihii uu soo maray dastuurka saameynta, Nidaamka Federaalka & Hab-dhaqanka Hogaamiyaasha ee ku Aadan Sareynta Sharciga & Dowladnimada. Waxaa intaas-dheer in xalqadaan lagu lafo-guray Kiiska Somali-land ayadoo lala Aqrinaayo marxaladihii lasoo maray ka hor Xuriyada. ugu dambeyntii xalqadii waxaa lagu soo gunaanuday nuxurkii kasoo baxay daraasada oo ay ka mid tahay doorka ay siyaasiyiinta ka qaadanayaan wadahadal Qaran, doorka Beesha Caalamka, Kaalinta bulshada rayidka & Muwaadinkaba.

🎧 Listen on:
Apple Podcasts: https://bit.ly/4wJEQbQ
Spotify: https://bit.ly/4y0IQWw

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
Wadahadal Qaran & Dowlad-dhiska Soomaaliya | Dr. Afyare Cabdi Cilmi | Xalqadda 6-aad

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио

Похожие видео

© 2025 ycliper. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]