Barnaamijka Tusmada Sharciga l Ilaalinta Xuquuqda Barakacayaasha (IDPs) l Faadumo_ayaan Axmad
Автор: Mogadishu University Legal Clinic
Загружено: 2023-06-10
Просмотров: 414
Описание:
#MyRights #ExpandingAccessToJustice #MULC
Mowduucan waxa uu diiradda saarayaa in la fahmo dhowrida iyo ilaalinta xuquuqda Barakacayaasha gudaha:
Maxay tahay xuquuqda barakacayaasha?
Dastuurka soomaaliya iyo xeerarka caalamiga ah ahmiyad intee la eg ayey siiyeen dhowridda xuquuqda barakacayaasha?
Yaa laga doonaya ilaalinta xuquuqdaas?
Sidee loo ilaalin karaa xuquuqda barakacayaasha ,Hadii la dhowri waayo xuquuqdooda maxaa dhici kara?
Maxaad kula talin laheyd barakacayaasha?
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: