sida loo sameeyo poster qurux badan adiga oo adeegsanaya adobe illustrator || somali
Автор: xirfad wadaag
Загружено: 2025-02-11
Просмотров: 1075
Описание:
Sida Loogu Sameeyo Poster Qurux Badan Adiga Oo Adeegsanaya Adobe Illustrator || Somali @xirfadwadaag
Ku soo dhawoow channel-keena! Muuqaalka maanta waxaan kuugu sharaxayaa sida loo sameeyo poster qurux badan adiga oo isticmaalaya Adobe Illustrator. Waxaan ka hadlayaa talaabooyinka muhiimka ah ee aad u baahan tahay si aad u abuurto naqshad soo jiidasho leh oo professional ah. Haddii aad tahay qof bilaabay isticmaalka Illustrator ama aad rabto inaad kor u qaaddo xirfadahaaga naqshadeynta, muuqaalkaan waa mid kaa caawin doona inaad barato farsamooyin waxtar leh.
🔹Maxaad Ka Baran Doontaa:
Sida loo isticmaalo tools-ka ugu muhiimsan ee Illustrator
Habka loo abuuro iyo loo naqshadeeyo poster
Talooyin ku saabsan doorashada midabada, fonts-ka, iyo qurxinta muuqaalka
Sida loo isticmaalo layers iyo gradients si loo sameeyo natiijo qurux badan
Ha moogaanin! Haddii aad ku cusub tahay channel-keena, fadlan subscribe garee oo like saar muuqaalka si aad u hesho casharro kale oo waxtar leh.
tiktok: https://www.tiktok.com/@xirfad_wadaag...
facebook:https://www.facebook.com/profile.php?...
Hashtags: #AdobeIllustrator #PosterDesign #SomaliTutorial #Naqshadeyn #XirfadWadaag
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: