Muhiimadda Cilmi-baadhista & Ballanqaadka Telesom Group – Abdiwahab Maax | Shirweynaha 2025
Автор: University of Hargeisa (Jaamacadda Hargeysa)
Загружено: 2025-11-22
Просмотров: 7
Описание:
Abdiwahab Maax oo ka socday Telesom Group ayaa intii uu socday Shirweynaha Cilmi-baadhista Heer Qaran ee Jaamacadda Hargeysa 2025 ka hadlay muhiimadda cilmi-baadhistu u leedahay horumarinta dalka. Waxa uu sidoo kale sheegay in Telesom Group ay ballanqaadday in go’aannadooda ganacsi ay ku salayn doonaan cilmi-baadhis, kuna dhaqmi doonaan natiijooyinka lagu soo bandhigo, si ay uga faa’iidaystaan aqoonta iyo xogaha cilmiyeed ee la soo saaro.
#CilmiBaadhis #Shirweynaha2025 #JaamacaddaHargeysa #TelesomGroup #Somaliland #Research
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: