QIIMAHAAGA GARO! Ha Is Hoosaysiin — Dhiirigelin Qalbiga Taabanaysa | Sh Mustafe X Ismail @faaidtv
Автор: Faaid TV
Загружено: 2026-02-16
Просмотров: 2489
Описание:
QIIMAHAAGA GARO!
Mararka qaar qofku wuu illaabaa qiimaha uu leeyahay.
Wuu is yareeyaa. Wuxuu u malaynayaa inuusan wax badan ahayn.
Muxaadarradan Dhiirigelinta ah waxay ku xasuusinaysaa:
✔️ Inaad tahay addoon sharaf leh
✔️ In Alle ku siiyay karti & awood gaar ah
✔️ In noloshaadu leedahay ujeeddo
✔️ Inaad ka gudbi karto niyad jab & is-hoosaysiin
Haddii aad rabto:
Kalsooni dhab ah
Himilo sare
Isbeddel nafeed
Fariintan waa adiga.👍 Like saar
💬 Comment ku qor: Waan Garanayaa Qiimahayga
🔁 Share la wadaag qof u baahan dhiirigelin
🔔 Subscribe @FaaidTv#QiimahaagaGaro #Dhiirigelin #SomaliMotivation #IslamicReminder #FaaidTv #MuslimMotivation #ShMustafe
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: