ycliper

Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
Скачать

Heestii | Abaadirow Soo uruuri Caashaqa | Xasan Aadan Samatar Hees Kaban Ah + Lyrics

Автор: Mudug Boy

Загружено: 2025-06-16

Просмотров: 20095

Описание: #xasanaadansamatar #somalimusic #xasanaadan #Abaadirow
#Qaraami

Qoraalka Heesta:-


Olol-Reenka Caashaqa
Igu Hela Aduun Li'i
Ulashada Kalgacalkee
Uur Nibiri Iga Galay
Anbabaxa Takaabadaa
Anigoon Itaal Hayn"

naftu orodka raacdada
waxay aamin igu tidhi
saw aragtideedii
indhuhu dooni maayaan

ana saw ugubka
iga maqan
eegi maayee

unugiisa qaadkaa
sheekhii alkumayoow
aabaadiroow
soo ururi caashaqa
ooha ooha ooha ooha

indheer garad waxa jira
talo looga aayee
waa oday ka sheekee
abataqa gunteediyo
af libaax jacayl galay
waana uur ku taalee

hudhudkii il duufee
eedeeyay nabi sulaymaan
saw ma odhan ilaalaan
ku maqnaa ayaamahan

ana saw amaanada
maqan eegi maayee

baadidii ayaa maqan
sheekhii loo irkanayoow
aabaadiroow
soo ururi caashaqa
ooha ooha ooha ooha

eri dhabanka geeluba
goortuu ilmaha tabo
halkii lagu oodiyo
isagon rugtii iman
afka baad ma galin karo
ololkana ma daayee

gudcur ooda soo rogay
kaymaha ugbaadka lleh
saw jawharad iftiintaa
masku kuma ugaadhsado

ana saw itaal iyo nasiib
eersan maayee

biyo idam illaahay
iidaan kii ka dhigayoow
abaadiroow
soo ururi caashaqa
ooha ooha ooha

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
Heestii | Abaadirow Soo uruuri Caashaqa | Xasan Aadan Samatar Hees Kaban Ah + Lyrics

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио

Похожие видео

Xasan Aadan Samatar Heestii _ igu dheeridaa _ KABAN _ Hees Qaraami Xul Ah With Lyrics

Xasan Aadan Samatar Heestii _ igu dheeridaa _ KABAN _ Hees Qaraami Xul Ah With Lyrics

Xasan Aadan Samatar & Xaliimo Khaliif Magool l Caashaqa ha baayicin lyrisc  2023

Xasan Aadan Samatar & Xaliimo Khaliif Magool l Caashaqa ha baayicin lyrisc 2023

Xasan Aadan Samatar Heestii _ Gorayoy Gabal Kuu Dhac (KABAN ) _ Qaraami Xul ah With Lyricd

Xasan Aadan Samatar Heestii _ Gorayoy Gabal Kuu Dhac (KABAN ) _ Qaraami Xul ah With Lyricd

Hani Uk iyo iskalaji 2017 farsamadii:Samatar Said Salah

Hani Uk iyo iskalaji 2017 farsamadii:Samatar Said Salah

KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA | ISHA SACABKA MARI | QAARAMI LYRICS ||

KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA | ISHA SACABKA MARI | QAARAMI LYRICS ||

Xasan Aadan Samatar iyo Xaliimo Khaliif Magool Heestii _ Caashaqa Ha Baayicin _ Hees Xul Ah + Lyrics

Xasan Aadan Samatar iyo Xaliimo Khaliif Magool Heestii _ Caashaqa Ha Baayicin _ Hees Xul Ah + Lyrics

Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta

Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "GUULLEED MA JOOGA"

Xasan Aadan Samatar Iyo Xaliimo Khaliif Magool.   Heestii  Caashaqa Ha Baayicin _ Hees Xul ah Lyrics

Xasan Aadan Samatar Iyo Xaliimo Khaliif Magool. Heestii Caashaqa Ha Baayicin _ Hees Xul ah Lyrics

Sida Faras Bulaalo

Sida Faras Bulaalo

Xasan Aadan Samatar Heestii _ Rabi Haysku Keen Simo _ Hees Kaban Xul ah With lyrics

Xasan Aadan Samatar Heestii _ Rabi Haysku Keen Simo _ Hees Kaban Xul ah With lyrics

Xasan aadan iyo sahra axmed cududayda sii daa hees

Xasan aadan iyo sahra axmed cududayda sii daa hees

Xasan Aadan Samatar Iyo Xaliimo Khaliif Magool Heestii _ Dalsankii Wiriiroo _ Hees Xul ah Lyrics

Xasan Aadan Samatar Iyo Xaliimo Khaliif Magool Heestii _ Dalsankii Wiriiroo _ Hees Xul ah Lyrics

Hees Qaraami ah Axad by Samatar

Hees Qaraami ah Axad by Samatar

Xasan Aadan samatar Heestii _ Qoraxdoo Aroorrii _ Hees Qaraami Xul Ah With Lyrics

Xasan Aadan samatar Heestii _ Qoraxdoo Aroorrii _ Hees Qaraami Xul Ah With Lyrics

AXMED YASIN DIGFER NABSI WA BALAYE (AUN )

AXMED YASIN DIGFER NABSI WA BALAYE (AUN )

Heestii: Yaa Dooxay Caashaqa (lyrics)

Heestii: Yaa Dooxay Caashaqa (lyrics)

Maxamed tubeec iyo aamina heestii hayga goosan cawa iga gacan saraysa

Maxamed tubeec iyo aamina heestii hayga goosan cawa iga gacan saraysa

Xasan Aadan Samatar iyo Xaliimo Khaliif Magool Heestii _ Dalsankii Wiriiroo _ Hees Xul ah _ Lyrics

Xasan Aadan Samatar iyo Xaliimo Khaliif Magool Heestii _ Dalsankii Wiriiroo _ Hees Xul ah _ Lyrics

Aun Cabdi Naasir Macalin Sahra Axmed Heesta Maxaa Kaa Lillaahiya With Lyrics

Aun Cabdi Naasir Macalin Sahra Axmed Heesta Maxaa Kaa Lillaahiya With Lyrics

Maalmaha qaloocaa | xasan aadan samatar |lyrics

Maalmaha qaloocaa | xasan aadan samatar |lyrics

© 2025 ycliper. Все права защищены.



  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности



Контакты для правообладателей: [email protected]