Turkiga oo Somalia ka bilaabay dhismaha dayax-gacmeedyada&Itoobiya,Go aan Adag Aqoonsiga Somlilanad
Автор: Codka Dalka
Загружено: 2026-01-08
Просмотров: 7077
Описание:
Wasiir iyo Xildhibaan hore, Cusmaan Dube, oo kasoo jeeda deegaanada maamulka Somaliland, ayaa maanta lagu soo dhoweeyay gegida diyaaradaha ee magaalada Hargeysa.
Bishii hore, Cusmaan Dube wuxuu iska casilay xilkii uu ka hayay Baarlamaanka Soomaaliya, kadib markii uu shaaciyay inuu ka tanaasulay aragtidii midnimada Soomaaliya iyo taageeradii uu u hayay.
#somalia#zaylac#awdal#somaliland
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: