halmar ayaa la waayay dadkii dunida joogay halka intii soo hadhay ay galayso game dhimasha part1
Автор: Taamir recap
Загружено: 2026-02-10
Просмотров: 459
Описание:
"Ku soo dhawaada qiso naxdin iyo xamaasad leh! Maanta waxaan idiin haynaa qulaasada ama sharaxaadda Alice in Borderland Season 1. Arisu iyo saaxiibadiis waxay si lama filaan ah isugu arkeen magaalada Tokyo oo cidlo ah, halkaas oo ay ku qasban yihiin inay ciyaaraan ciyaaro dhimasho ah si ay nolosha ugu sii jiraan.
Maxay tahay sirta Borderland?
Yaa ka dambeeya lasers-ka dadka dilaya?
Ma laga badbaadi karaa ciyaarta 'Hearts' ee naxdinta leh?
Haddii aad jeceshahay filimada ku saabsan badbaadada (survival) iyo maskax-tuujinta, muuqaalkan ha moogaan! Subscribe saar si aadan u seegin ]xalqada 2 oo dhawaan soo dhici doona."
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: