15-KAN QAAB U MAALGASHO NAFTAADA SANADKAN
Автор: Mubarak Hugur
Загружено: 2024-12-20
Просмотров: 11647
Описание:
halkan kasoo daawo muqaalo kale kale oo xiiso leh
1.sideed quraanka u xafidi kartaa
• SIDEED QUR'AANKA U XIFDIN KARTAA MUDO KOO...
2.sidee wax cusub loo bilaabaa
• 4-tan shuruudood buuxi is aad nolol cusub ...
3. sideed joogtayn u yeelan kartaa
• Sideed joogtayn xoogan u yeelan kartaa !
Tusmada muqaalka
00:00-47 hordhaca muqaalka
00:48-01:05 hordhaca 2aad
01:07-03:20 Akhri wax badan
03:21-04:45 samayso saaxiibo Tayo sare leh
04:46-05:45 Baro luuqad cusub
05:46-06:50 wax kugu cusub baro
06:51-09:08 Raadso cid kaa khibrad badan
09:09-13:22 xidhiidho fiican samayso
13:23-14:50 wax gad
14:51-16:13 wax bar dadka
16:14-18:28 qayb ka mida kaydso mushaharkaaga
18:29-19:52 safar
19:52-20:53 kalmada maya adeegso xiligeeda
20:54-21:59 caafimaadkaaga maal gasho
22:00- 23:28 jadwal adiga kuu gaara samayso
23:29-24:18 hadafyo samayso
24:19-24:54 dhamaad
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: