Maareeye: Waxaan qirayaa in xukuumadii Xasan Cali Kheyre ay aheyd midii ugu musuq-maasuqa yareyd
Автор: Khaire For President
Загружено: 2022-05-11
Просмотров: 1554
Описание: Xildhibaan iyo Wasiir Maxamed Cabdi Xayir Maareeye" Aniga oo marqaati gashanayo dhammaan saaxiibadeyda kale iyo bahda ganacsatada Soomaaliyeed, waxaan qirayaa in xukuumadii Xasan Cali Kheyre ay aheyd midii ugu musuq-maasuqa yareyd ee dowladihii dalka soo maray burburkii kadib. Wuxuu hey’ adaha dowlada aad ugala dagaalay musuq-maasuqa iyo eexda, waxaana dowlada ka ammaan helay hantida dadweynaha iyo canshuurta shacabka. Xasan Cali Khayre waa hoggaamiyaha dhabta ee Soomaaliya ay xiligan u baahantahay, wuxuuna leeyahay hibooyin gaar u ah oo ay ka mid tahay inuu yahay hogggaamiye howlkar ah, daacad ah, dad yaqaan ah, jecelna in uu dalkiisa ugu shaqeeyo si hagar la’aan ah".
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: