Dhawaanshaha Dhamaadka Tiknoolojiyada | Hoobadka Xaadaradaha!
Автор: HINDISE
Загружено: 2025-08-08
Просмотров: 1938
Описание:
Bashariyadu waxay ku dhawdahay fitan & baawooyin waawayn oo tilmaamahoodu muuqdaan balse xaqiiqo ahaan dhamaanteed aan la ogaan karin
Fitan u dhow inay albaabada nagusoo garaacaan fitaan aan ahayn fitankii la yaqaanay ee hore balse waa fitno silsilad u ah ibtilaa'aad & imtixaanno kawniyah oo aad u waawayn.
Fitankaas waxaa ku gabagabi doonta xadaarado waxaana duubmi doona safxada nololeed ee aynu maanta naqaanno waa fitno la dagaysa quwadaha dunida ee maanta ka jira fitnadaynu ka hadlayno waa suulitaanka ama dhamaadka
Tiknoolojiyada.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: