Bishii Ramadaan Ma La Arkay Mise Lama Arag? Go’aanka Caawa La Sugayay! 🌙
Автор: Somali News TV
Загружено: 2026-02-17
Просмотров: 640
Описание:
Su’aasha ugu weyn ee caawa la sugayo waa:
👉 Bishii Ramadaan ma la arkay mise lama arag?
Culimada iyo hay’adaha diinta ayaa shaacin doona go’aanka ku saabsan bilaabashada bisha barakeysan ee Ramadaan.
Muuqaalkan waxaad ku ogaan doontaa:
Wararkii ugu dambeeyay ee ku saabsan aragtida bisha 🌙
Go’aanka rasmiga ah ee la sugayay
Ma berri ayaa la soomayaa mise 30-ka Shacbaan ayaa la dhammeystirayaa?
Fadlan nala wadaag aragtidaada, Like saar, kana Subscribe-garee wararka diinta iyo kuwa ugu dambeeya.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: