DEG DEG:Dagaal Siyaasadeed ka dhex Qarxay Xasan Sheikh iyo Laftagareen,Koonfur Galbeed oo holceyso !
Автор: DIIRADDA TV
Загружено: 2026-03-16
Просмотров: 200
Описание:
Siyaasadda Soomaaliya ayaa markale kacsan kadib markii warar soo baxeen oo sheegaya khilaaf siyaasadeed oo u dhexeeya Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen.
Muuqaalkan waxaan ku eegaynaa:
• Sababta khilaafka
• Xogta qarsoon ee soo baxday
• Saamaynta uu ku yeelan karo siyaasadda Koonfur Galbeed.
Fadlan Subscribe, Like & Share si aad ula socoto wararka ugu dambeeya.”
#Somalia
#SomaliPolitics
#KoonfurGalbeed
#SomaliNews
#Muqdisho
#HassanSheikh
#Laftagareen
#SomaliYouTube
#WarDegDeg
#SomaliMedia
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: