Taarikhda Jaamacadda Qaramada Midoobe ee Upeace Dr Mohamed Yussuf-Agaasimaha Jaamacada- Somaliya
Автор: Abdirizak Atosh
Загружено: 2021-09-15
Просмотров: 201
Описание:
Jaamacadda Nabadda ee Qaramada midoobe ee magaceeda loo soo gaabsho Upeace ayaa isu diyaarinaysa qalin-janta dufcaddii ugu horeysay ee ardey ardeyda qaadatay shahaadooyinka heerarka Mastarka iyo PhD-ga. Waxay qalin-jabintu ka dhacaysaa Muqdisho talaadada 21-ka bisha septembar
Haddaba Maxaad ka ogtahay Taarikhda Jaamacadda Nabadda ee Qaramada Midoobe? Halkan ka daawo muuqaal uu Dr Mohamed Yussuf oo ah agaasimaha Jaamacada qeybteeda Muqdisho uu uga waramayo taarikhda iyo sababta loo asaasay Jaamacadda
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: