Muxuu Yahay Laaxinjire? Teknoolaji Cajiib ah oo Qof Walba U Baahan Yahay!
Автор: Fu'aad-Booska
Загружено: 2024-12-28
Просмотров: 519
Описание:
Waxaan kuu soo bandhigayaa hal-abuur teknooloji oo laga yaabo in aanad hore u arag oo lagu magacaabo Laaxinjire! Muxuu yahay? Sidee ayuu u shaqeeyaa? Maxay tahay sababta qof walba ugu baahan yahay? Video-gan waxaan ku sharraxayaa wax kasta oo aad u baahan tahay inaad ka ogaato Laaxinjire iyo sida uu u bedeli karo noloshaada.
Haddii aad xiisaynayso teknoolojigan cusub, hal-abuurkan aan caadiga ahayn iyo fikrado beddelaya nolosha, daawo video-gan oo aan si qoto dheer uga hadalno!
👉 (Subscribe) si aad ula socoto videos badan oo xiiso leh oo ku saabsan teknooloji iyo hal-abuur cusub!
👉 Like haddii aad xiisaynayso teknoolojiyada cusub!
#Teknooloji #Halabuur #Laaxinjire #Innovation #NoloshaCasrigaAh #TeknoolojiCajiib #Farsamooyin #QalabCusub #TiknoolajiSomali #SomaliTech #FutureTech #FarsamooyinCusub
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: