Horumar Luqadeed Ee English-Ka Oo Ku Saleysan Akhrinta Codka Dheer ]] Reading English Out Loud ..
Автор: Razz Academy
Загружено: 2025-08-01
Просмотров: 75
Описание:
Ku soo dhawaada kanaalkeena!
Muuqaalkan waxaan si toos ah ugu shaqeyneynaa akhriska cod dheer, taas oo ah hab cajiib ah oo lagu horumariyo:
Xirfadda hadalka iyo codka
Fahamka akhriska
Kalsoonida marka la hadlayo dadka
Luuqadaha sida Af-Soomaaliga iyo Ingiriiska
Akhrinta cod dheer waa mid nafta kobcisa, maskaxda kicisa, iyo luqadda xoojisa. Waxay kaa caawineysaa inaad hadasho si cad, si habboon, iyo si kalsooni leh.
➡️ Haddii aad rabto inaad si fiican u hadasho, la soco muuqaalada noocan ah.
➡️ Isdiiwaangeli (Subscribe), Fariin reeb, oo nala wadaag khibradaada!
#AkhrisCodDheer #LuqadBarasho #IsHorumar #AfSoomaali #ReadingOutLoud
IP ACADEMY SOCIALS
YouTube =https://www.youtube.com/@IPACADEMY?su...
Facebook= / 1aek9ibnmy
TikTok. =tiktok.com/@ip.academ
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: