MOGADISHU STREET FOOD & VEGATBLE AT NIGHT
Автор: Abdalla Nomadic
Загружено: 2025-12-31
Просмотров: 1756
Описание:
Ku soo dhawoow Abdalla Nomadic!
Halkaan waxaad ka heli doontaa muuqaalyo xiiso leh oo ka turjumaya nolosha reer guuraaga, quruxda dabiiciga ah ee deegaannada Soomaalida, dhaqanka hodanka ah, iyo safarro dhab ah oo gudaha iyo dibadda ah. Ku raaxayso muuqaalyo dabiici ah, sheekooyin qiiro leh, iyo nolol sahlan oo laga dareemi karo xornimo iyo xasillooni.
Subscribe si aadan u seegin muuqaal kasta oo cusub!
Hal-ku-dheg: "Nolosha dhabta ah, dabiiciga aan la taaban karin."
+252617851759
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: