Caabuqa Waxyeleya Tuboyinka Shahwada Qaada, waxyabaha kena, Calamadaha Lagu garta & Sida Lo Daaweyo
Автор: Dr. Mahamed Liban Mahamed
Загружено: 2022-03-14
Просмотров: 7147
Описание:
waxaa Jiro Caabuqyo Ku Dhaca marinada Shawada qaada waxeeyna keeni karaan caafimaad daro waxaa uu aad ugu badan yaha dhalin yarada 25 jirka iyo dadka waweyn. waxey leeyahiin calaamado lagu garto
waxey ku imaan karaan siyaabooyin kala Duwan in khofka infections STD Jog Xiniin Yaha ugu dhacde , kaadiida in ey ku ceshoonto qofka galmada ama Gogol Dhaaf badan oo kala duwan iyo Wax Yaabo Kale ku dhaca xaniin Yaha
Bukaanka marka uu isku arko calamada sida xaniinyo xanuun kaadi xanuun qooro barar dheecaan soo raaca Kaadida waa in uu dhaqtar uu u tagaa si baari taan loogu sameeyo talooyina loo siiyo
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: