Zambia 🇿🇲 | BILAA CANSHUUR JIDKA MA ISTICMAALI KARTID | S-2 EP-36
Автор: Faysal Shaik
Загружено: 2025-01-15
Просмотров: 72051
Описание:
Season 2 | Episode 36
My Tax
Your Tax
Our Destiny
Canshuurtayda
Cansuurtaada
Mustaqbalkeena.
Waa halkudhiga waaxda cansuuraha wadanka Zambia. Wadooyinka waaweyn ma mari kartid adigoon bixinin canshuurta. Malaha waa sababta ay Zambia u hormarsantahay dhinaca wadooyinka.
Sawirkii aan ka haysatay wadanka Zambia wuu isbadalay, waayo waxaan aaminsanaa, sida aan ku arkay muuqalo badan oo internet ka ku jira, in Zambia ay tahay wadan ay wadooyinkiisa fiicnayn, lkn waxaan ogaaday inay tahay mid ka mid ah wadamada oogu wadada fiican intii aan ku guda jiray socdaal kaygii ahaa Kenya ilaa iyo Koonfur Afrika. Hadaba amaxynu ka baran karnaa wadanka Zambia?
Daawasho wacan.
Bartaan waxaan idinkugu soo gudbin doonaa socdaalkayga labaad ee wadanka Kenya ilaa iyo Koonfur Afrika ( South Africa) anigoo isticmaalaya mooto.
Wixii Business iyo talo ah, igalasoo xiriir email ka;
[email protected]
Links
Facebook Page
/ 61552547656660
Instagram
https://www.instagram.com/iam_faysals...
Socdaalkan waxaa suura galiyay Shirkada duulimaadka ee Daallo Airlines iyo Hayada Samafalka ee African Relief Fund.
African Relief Fund
https://arf.org.uk/
Daallo Airlines
https://www.daallo.com/
#somalitravel
#somalicomedy
#somali
#somalilanguage
#somalientertainment
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: