Sheekada Hormuud Telecom
Автор: Hormuud Telecom
Загружено: 2026-03-02
Просмотров: 973
Описание:
Waxaan isu xilqaannay in aan dib wax ugu celinno bulshadeenna. Waxaan waxbarasho iyo caafimaad ka taageernay kumanaan danyar ah. Tababar iyo shaqo-abuur ayaan ku awoodsiinnay dhallinyaro badan oo xaqiijiyay isku-filnaasho dhaqaale, halka gargaar iyo gurmad degdeg u fidinnay dadka ay saameeyeen abaaraha iyo fatahaadaha.
#Hormuud #GargaarBulsho #GuulSoomaaliyeed
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: