Nin soomaali oo ka xanaaqay towbadda quween qaawan oo eed usoo jeediyay
Автор: QURUX QOYS & CAAFIMAAD FIICAN
Загружено: 2025-09-22
Просмотров: 18840
Описание:
Nin soomaali oo ka xanaaqay towbadda quween qaawan oo eed usoo jeediyay
Layaabka adduunka.
Ninkan wuxuu ka xanaaqsan yahay gabadhan oo sheegtay inay ka towbad keentay xumaanta.
wuxuu ka xanaaqsan yahay labaatan doolar uu ku bixiyay filimadeeda qaaqaawan si uu u daawado !!.
gabadha quween qaawan la dhihi jiray hadda magaceeda saxda ah la baxday oo ah. Yaasmiin.
sida la og yahay waxay dhigi jirtay filimo galmo toos ah.
waxayna waligeeda ka hadli jirtay sida loo raaxaysto.
runtii waxay ku waalnayd raaxada sariirta.
waxaa kaloo ay soo bandhigi jirtay muuqaallo siigo ah.
Waxaa sidaas lacag ku bixin jiray ragga doobka ah oo ku nool yurub.
raggaas dumarka ayay hallaynayaan waxay ku siiyaan kaamirada marka loo furo qarash.
gabdho badan ayaa sidaas lacag ku helo.
naagta intay ninka u furto alaabteeda ama ku hor siigaysato.
isagana sidaas ku guto xaajadiisa.
marka ninka wuxuu ka xanaaqay quween qaawan oo ka towbad keentay xumaanta ay ku jirtay.
quween haddii towbad dhab ah ay keentay nasiib badan ayay leedahay.
Marka halaga daayo qashqashaadka.
Ragga hadalladan ku hadlayo waxaa laga rabaa inay iyagana ku cibraqaataan oo ka towbadkeenaan waxaas.
haddii sidaas qooq kuu hayo maad iska guursato afar naag xalaal ah.
mid buuran, mid dheer, mid cad, mid madow,
waad ka dhergi doontaa bashiir labaddaan.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: