Shariifka oo ka shifay Gabadhii xalay Dayax qabatay iyo Karbaashka labadi doqomo ee Habargidir
Автор: DIIRADDA TV
Загружено: 2026-03-12
Просмотров: 1845
Описание:
Muuqaalkan waxaan ku falanqeynaynaa hadalkii Shariifka ee ku saabsan gabadhii xalay la sheegay inay dayax qabatay. Shariifka ayaa si cad uga hadlay arrinta, wuxuuna si kulul uga jawaabay labadii nin ee muranka iyo buuqa ka dhaliyay dhacdadaas.
Maxaa dhab ahaantii dhacay? Yaa run sheegaya? Maxaase ka dambeeya sheekada si weyn baraha bulshada ugu faaftay?
Daawo muuqaalka ilaa dhammaadka si aad u fahanto faahfaahinta oo dhan. Haddii aad ku cusub tahay channel-ka, subscribe saar, like iyo share si aad ula socoto wararka ugu dambeeya ee fanaaniinta iyo dhacdooyinka bulshada.
#Shariifka
#SomaliNews
#SomaliYouTube
#Fadeexad
#WarKulul
#SomaliTrending
#SomaliDrama
#SomaliArtists
#SomaliMedia
#WararSomali
#SomaliEntertainment
#TrendingSomali
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: