FURASHADII DHULKA XABASHIDA | BOOKOOB DOCUMENTARIES
Автор: BOOKOOB
Загружено: 2025-09-21
Просмотров: 110
Описание:
Waa diiwaan awood badan oo qarnigii 16-aad la dhiteeyay, wuxuu tebinayaa jihaadkii Axmed Gurey — oo waqtigaas hoggaaminayay guluf militari oo ballaaran oo ka socda Saldanaddii Muslinka ahayd ee Cadal, kuna aaddan buuraleyda Itoobiyadii Masiixiga ahayd.
Buugga raadreebkan laga sameeyay waxaa qoray goobjooge gulufka qayb ka ahaa. Waa dhaxal dhaafsiisan diiwaan koobaya dagaalladii dhacay. Wuxuu si buuxda u sawirayaa sida ay isugu milmeen dagaalka, iimaanka iyo siyaasaddu, xilli uu isbeddel ku socday awoodda imbiriyaaliyadeed ee Geeska Afrika.
DHAWAAN FILO ISAGOO XIRFAD SARE LAGU LADHAY
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: