“Sababaha Lagu Dhaco Interview-ga Kampala Group of Five (G5) & Sida Loo Diyaargaroobo . 🇨🇦”
Автор: Baro Caalamka – Canada & Immigration
Загружено: 2026-01-26
Просмотров: 860
Описание:
Vlog-gan waxaan si faahfaahsan ugu sharxayaa sababaha ugu waaweyn ee ay dad badan ugu dhacaan (fail) Interview-ga Group of Five (G5) ee Canada, gaar ahaan Kampala, Uganda Visa Office.
Waxaan sidoo kale ku bixinayaa Checklist dhammeystiran iyo talooyin practical ah oo kaa caawinaya sida aad isugu diyaarin karto interview-ga si aad u hesho PASS.
Haddii aad ku jirto ama qorsheyneyso G5 Sponsorship Program, vlog-gan waa mid aad u muhiim ah.
#GroupOfFive
#G5Interview
#KampalaVisaOffice
#CanadaRefugee
#PrivateSponsorship
#SomaliRefugees
#CanadaImmigration
#G5Canada
#InterviewPreparation
#SomaliVlog
#BaroCaalamka
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: