#DHIIRIGALIN
Автор: Mawcid
Загружено: 2025-12-27
Просмотров: 116
Описание:
Noloshu waxay isbeddeli kartaa marka aad qaadatid go’aan sax ah oo kaliya hal maalin ku qaata. Video-gaan waxaan ku falanqaynaynaa sida qofku isu hagaajin karo, qalbigiisa u nadiifin karo, u dhowaan karo Alle, una abuuri karo mustaqbal ka fiican kan maanta.
Haddii aad rabto dhiirigelin, xasuusin iyo wacyi qalbigaaga saameeya — daawo ilaa dhamaadka!
👉 Like | Comment | Share si fariintan dad badan u gaarto
👉 Subscribe si aad uga mid noqoto qoyska “Mawcid” ✔️
#Motivation #Isbedel #BeddelNoloshaada #Diin #Wacdi #Mawcid
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: