ycliper

Популярное

Музыка Кино и Анимация Автомобили Животные Спорт Путешествия Игры Юмор

Интересные видео

2025 Сериалы Трейлеры Новости Как сделать Видеоуроки Diy своими руками

Топ запросов

смотреть а4 schoolboy runaway турецкий сериал смотреть мультфильмы эдисон
Скачать

Riyada albaabka ama iridda maxaa lagu fasiraa qofkii arko asoo furayo albaab ama galayo

Автор: Barta Aqoonta

Загружено: 2023-09-25

Просмотров: 15689

Описание: Fasirka riyooyinka Daruur
Riyada albaabka ama iridda maxaa lagu fasiraa qofkii arko asoo furayo albaab ama galayo, riyada afaafka ama kadinka wax badan ayaa lagu fasiraa qofkii ku riyoodo albaabka oo lasoo jabiyay ama tuug kasoo galay ama albaabka oo gubtay ama lasoo furay ama irrid xiran halkan ayaad ka daawan kartaa riyada oo faahfaahsan waxaana laga soo guuriyay kitaabka ibnu siiriin ee lagu fasiro riyooyinka, albaabka wuxuu ku fasiray inuu tilmaamo qofka guriga iska leh waliba marka uu yahay albaabka daarta weyn, albaabada waxaa lagu fasiraa arsaaqda qofka uu helayo, sidoo kale qofkii albaabka ka xirmo riyadaas ma fiicna waxay tilmaamaysaa astaan xun, waa riyo cabsi leh oo xun, laakin albaabka marka uu yahay mid waasac ah oo weyn oo qurux badan oo uu furan yahay waa khayr iyo wanaag waa riyo farxad leh, haddii haweeney ay ku riyooto ama gabar ama wiil riyada way isbaddalaysaa, maxaayeelay riyada waxaa la eegayaa qofkii arkay xaalka uu ku sugan yahay. #riyooyinka #riyada #soomaali

Не удается загрузить Youtube-плеер. Проверьте блокировку Youtube в вашей сети.
Повторяем попытку...
Riyada albaabka ama iridda maxaa lagu fasiraa qofkii arko asoo furayo albaab ama galayo

Поделиться в:

Доступные форматы для скачивания:

Скачать видео

  • Информация по загрузке:

Скачать аудио

Похожие видео

Riyada qolka qofkii ku riyoodo asoo qol galayo ama dhisayo fasirka riyadaas oo faahfaahsan daawo

Riyada guriga qofkii arko asoo galayo guri ama kasoo baxayo ama aqal dumay ama dhis

Riyada furaha ama muftaaxa qofkii arko asoo albaab ku furayo ama guriga ku arkay

KAWTÉF😱Lou Doywar Regarde Cheikh Bara Ndiaye Attaqué Tafsir Abdourahmane est Serigne Moustapha Sy...

Riyada webiga qofkii ku riyoodo webi asoo galay ama biyo ka cabayo ama wabi ka gudbayo

FASIRKA RIYADA ARAGTIDA GABAR YAR OO QURXOON SHAR IYO KHEYRBA MAXAY KA TURJUMEYSA

Surah Baqarah Full with English Translation | Mishary Rashid Al-Afasy | Holy Quran

Дуа утром В ПОНЕДЕЛЬНИК в месяце ШААБАН на Удачу деньги всегда будут приходить к вам ИншаАллах

Riyada villada ama qasriga guriga weyn qofkii arko asoo galayo ama asoo daar weyn la siiyay

Fasirka riyada tuuga haddii  uu guriga soo galo ama uu wax ka xado

Ceeb Loma Dhinto Saxaaf oo Shegay inuu Dayax dalnuurshe Lacag ka Qatay Daawo Fadeexo ka Yaabin Donto

Fasirka riyada galmada habka loo fasiro iyo riyada shaydaanka ka imaanayso astaanta lagu garto

Surah Al Baqarah Al Sudais 4K سورة البقرة السديس (كاملة مكتوبة) تلاوة رائعة جودة عالية

Riyada buurta qofkii ku riyoodo asoo buur fuulayo ama buur kasoo dagayo ama buur dumeyso

FASIRKA RIYADA FURAHA

FASIRKA RIYADA FURAHA

Дуа утром В ПОНЕДЕЛЬНИК в месяце ШААБАН на Удачу деньги всегда будут приходить к вам ИншаАллах

Дуа утром В ПОНЕДЕЛЬНИК в месяце ШААБАН на Удачу деньги всегда будут приходить к вам ИншаАллах

ПУТИН ИЗНАЧАЛЬНО БЫЛ В СГОВОРЕ С США / КУТАЕВ / АЙСИН / POISTINE

Healing Quran for Anxiety & Relaxing Sleep | Ayatul Kursi, Surah Rahman, Yassen, Waqiah, Mulk

Fasirka riyada mugdiga haddii nin ama naag ay ku riyoodaan waxa lagu fasiro

Riyadan Qofka ku Riyooda ciriiriga wa ka Baxaa 3 shay aya Heleysa

© 2025 ycliper. Все права защищены.

  • Контакты
  • О нас
  • Политика конфиденциальности

Контакты для правообладателей: [email protected]