LAMA FILAAN! Mareykanka Oo Go’aan Ka Qaatay Somaliland – Caalamka Oo Yaabay!
Автор: jamaal yamani Official
Загружено: 2026-02-16
Просмотров: 10062
Описание:
War deg deg ah iyo falanqeyn xiiso leh! Muuqaalkan waxaan ku eegaynaa wararka ugu dambeeyay ee la xiriira Somaliland iyo go’aanka cusub ee la sheegay in Mareykanku ka qaatay arrimaha Somaliland, iyadoo falcelin kala duwan ay ka imanayaan dalalka caalamka.
Maxaa dhab ahaantii dhacay?
Sidee ayay dalalka waaweyn uga jawaabeen?
Maxay tani uga dhigan tahay mustaqbalka Somaliland iyo gobolka Geeska Afrika?
Daawo muuqaalka ilaa dhamaadka si aad u fahanto xaqiiqooyinka, falanqaynta iyo aragtida ay dunidu ka bixisay arrintan hadal haynta badan dhalisay.
👍 Like saar
💬 Fikirkaaga comment ku reeb
🔔 Subscribe saar si aad ula socoto wararka cusub
⸻
#Somaliland #USA #WarDegDeg #SomaliNews #Politics #AfricaNews #Somalia #WorldNews #Geopolitics #BreakingNews
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: