Barashada Filim-Sameynta Xalqada 3aad | three stages of filmmaking
Автор: abdikani ak
Загружено: 2026-01-30
Просмотров: 208
Описание:
LIKE 👍 | SUBSCRIBE 🔔 | SHARE 📢
Soboqo Page-kena FB-ga
https://h7.cl/1hMmO
Xalqadfa 2aad
Waxaan rajeynayaa in course-kan uu idiin noqdo mid idiin iftiimiya wadada filim-sameynta, idinkuna aad tallaabo dhab ah qaaddaan.
Dhab ahaantii, course-kan aad ayuu ii gu weyn yahay
Waxaan idinla wadaagayaa kaliya aqoonta aan u leeyahay filim-sameynta, waana khibrad yar aan leyahay.
Qayb kasta (Episode kasta) waxay diiradda saareysaa qodobo kooban, si si fudud loogu fahmo:
Qaybaha Maantay
0:00 Hordhaca
1:22 Qodobka 1aad
3:07 Qodobka 2aad
6:26 Qodobka 3aad
8:32 Gabo Gabo | END
Waad ku mahadsan tihiin daawashada muuqaalka.
Waxaan si gaar ah idiinka codsanayaa inaad nagu soo biirtaan,
si aan hal-abuurkeenna u kobcinno, una sii wadno wax soo saar tayo leh Mahadsanid.
Motion graphics Course 1aad
https://h7.cl/1noiA
Motion graphics Course 2aad
https://h7.cl/1noin
LIKE 👍 | SUBSCRIBE 🔔 | SHARE 📢
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: