Beesha Ciise oo Militariga Somaliland kaqabsaday Saldhigyo&Hub Boorama&Zaylac oo kacsan&Barakac Xog
Автор: Codka Dalka
Загружено: 2026-02-21
Просмотров: 8498
Описание:
Xiisad xooggan oo ka dhacday Boorama maanta! Ugaas Beesha Ciise ayaa hub iyo saldhigyo ka kala wareegay Militariga Somaliland, halka Gadabuursi ay magaalada ka carareen. Xaalka Boorama ayaa hadda kacsan, dadweynuhuna waa welwelayaan. La soco wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka iyo falcelinta bulshada.
#DagaalBeeshaCiise #Somaliland #Boorama #XiisadCusub #HubKalaWareegid #Gadabuursi #WararkaSomalia#zaylac#awdal
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: