Hees | Amaanooy | Cabdalla Yuusuf Hanuuniye | Lyrics
Автор: Qarshe
Загружено: 2021-03-05
Просмотров: 1182402
Описание:
Erayada: Hanuuniye
Laxanka: Hanuuniye
Original Video Clip by Rodolfo Clix Frome Pexels
Lyrics and Editing Qarshe Lyrics
Lyrics:
Amaanoy Amaanoy
ku bixin waayey
Abaalow ku gudi waayey
Aqooney ku bogan waayey
Axdiyow ku lumin waayey
Eedey ku sidi waayey
Eexeey ku fali waayey
Afeefeey ku mari waayey
Aduunyoy ku qaban waayey
Samirow ku aaminay
Iimaanku waa sade
Samirow ku aaminay
Amarow ku filanaayey
Ajaley ku celin waayey
Arrinoow ku goyn waayey
Ifkanow ku nici waayey
Aakhiraay ku huri waayey
Ubadow ku nici waayey
Amaanow ku heli waayey
Umalow ku hayn waayey
Amaanow ku heli waayey
Ifkanow ku nici waayey
Aakhiraay ku huri waayey
Ubadow ku nici waayey
Umalow ku hayn waayey
Aduunyoy ku qaban waayey
Samirow ku aaminay
Iimaanku waa sade
Samirow ku aaminay
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: