Sidee Cabdixakiin U Dhisay Shirkadda Xadiid, ugana gudbay Caqabadihii jiray?
Автор: Mogadishu University Alumni
Загружено: 2025-03-10
Просмотров: 2781
Описание:
Barnaamijka Sanadlaha ah ee Jiheeye Mentorship 2025 oo dhacay 05 Febraayo 2025, ayaa sanadkaan marti ku ahaa Ganacsade Cabdixakiin Moxamed oo ah aasaasaha iyo milkiilaha shirkadda Xadiid
Barnaamijkan waxa uu diiradda saarayaa diyaarinta ardayda dhamaynaysa jaamacadda, iyada oo la xoojinayo xirfadaha lagama maarmaanka u ah suuqa shaqada iyo ganacsiga. Ujeeddadiisu waa in qalinjebiyayaashu helaan hagid iyo talo ku aaddan xirfaddooda mustaqbalka, si ay ugu guulaystaan nololsha, shaqada iyo ganacsi.
#Jiheeye2025
#Mentorship
#Alumni
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: