Brunei | Dal Nimca Aduun Oo Dhan Kulansaday 🇧🇳
Автор: Maalin Media
Загружено: 2023-12-08
Просмотров: 793
Описание:
Dal isku helay khayraad dabiici ah, hoggaan daacad ah iyo shacab u heelan
Dal dadkiisa oo dhan ay ku jiraan dabaqada sare ee nolosha oo aan laga aqoon saboolnimo, gaajo iyo shaqo la’aan Dawlad magaceeda oo quraa ay ku kaydsanyihiin qisooyin cajiiba ah oo u eg qiyaali laakiinsa dhab ah.
Wadan ay ku noolyihiin Dad kala isir,
Luuqad iyo Diin ah balse kuwada nool si Nabadgalyo, Xasilooni iyo is ogolaasho ah Heer loogu Magac Daray Hoyga Nabada (Brunei Darussalam) Waxaan halkaan kukula wadagi donaa macalumaad laga yaabo inaadan horay uga maqal Wadankan yar ee dhaca koonfur bari Aasiya...
#brunei #macluumaad #maalinmedia
Markasta iyo Meelkasta
/ maalinmedia
Wixii Talo iyo Toosin ah
WhatsApp http://wa.me/+252682208784
MAHADSANIDIIN
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: