Jiilka Qur'aanka "Xalaqada 2aad"
Автор: Al-Saadicuun Bil-Xaq
Загружено: 2019-01-14
Просмотров: 571
Описание:
Falanqaynta Shuruuxda
Jiilkii Qur'aanka ee Fariidka ahaa جيل قرآني فريد
Xalaqada 2aad
Waxaa taxanahan lagu lafa-gurayaa cutubyo ka mid ah kitaabkii #Shuruuxda_tusmooyinka_dhabbaha ee uu qoray
#Sh_Mustafa_Kaamil Allaah ha xifdiyee.
Waxaa xalaqadan si qoto dheer loogu falanqeeyay asbaabihii ka dhigay jiilkii saxaabada inay heerkaas gaaraan. Waxaa la sheegay afar sababood oo ah Qur'aanka kariimkaa, Sunnadii Rasuulka CSW, Shakhsiga rasuulka iyo waxyigii kusoo dagayay iyo diinta islaamka oo ku cusbayd dadka ghariibna ku ahayd.
Qoraagu wuxuu si faahfaahsan u tilmaamay cawaamishaas ama asbaabtaas mid walba siday u badashay nolosha jiilkaas.
Waxaa kaloo la iswaydiiyay asbaabahaas afarta ah maxaa maanta laga hayaa maxaase maqan?
Arrimahaas iyo kuwa kale ayaa looga hadlayaa xalaqadaan, waxaa faahfaahinta arrintaa ka akhrisan kartaa cutubka 1aad ee kitaabka #Shuruuxda_tusmooyinka_dhabbah , Daawasho wacan!!
#معالم_في_الطريق
#شروح_كتاب_معالم_في_الطريق
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: