Kiis Sharci: Fahanka Sharciyada Dhibaatooyinka
Автор: Mogadishu University Legal Clinic
Загружено: 2021-01-13
Просмотров: 2138
Описание:
#Barnaamijka_Tusmada_Sharciga #Qeybta_1aad
Barnaamijka Tusmada Sharciga qeybtiisan koowaad waxa uu diiradda saarayaa su'aalahan: Kiis sharci maxaa noqon kara? Maxay yihiin astaamaha kiisaska sharciga iyo hannaanka wajihidda dacwadaha? Nuucyada cases-ka iyo sida lagu kala saari karo mushkiladaha caadiga ah iyo kuwa sharciga ah ee clients-ka.
Повторяем попытку...
Доступные форматы для скачивания:
Скачать видео
-
Информация по загрузке: